Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi qalinka ugu duugay sharciga doorashooyinka qaranka ee heer Federaalka, kaasi…
wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa maanta waxaa xilkii uu hayay looga qaaday…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa dib-u-habeyn ku sameeyay qaabdhismeedka waaxaha wasaaradda.…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti, caasimadeeda ee Jabuuti, kadib markii…
Magaaladda Garoowe waxaa maanta ka dhacay munaasabad lagu saxiixay dhismaha dhisme casri ah oo saddex dabaq ka kooban oo loo…
Dowladda degaanka Soomaalida ee Itoobiya waxaa ka dilaacay cudur aan la garaynay waxa uu yahay, kaasi oo dad badan laayay,…
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ayaa toddobaadkan waxaa lagaga dooday afar qodob oo muhiim ah. Shirkan uu Shir-guddoomiyey Wasiirka Wasaaradda…
Agaasimaha bangiga dhexe ee Puntland Maxamed Faarax Maxamuud ayaa shacabka Puntland uga digay inay hantidooda galiyaan suuqa onlineka ee sarifka…
Saddex suxufi oo ka howlgalyay magaaladda Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa Booliisku Xabsiga u taxaabeen, kadibna ay sii daayeen.…
Wasiirka maaliyada XfS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka qeeb galay bandhigga barbixinta sanadlaha ah ee canshuuraha barriga sanadkan…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ururka Alshabaab ay isaga baxeen degmada Jamaame ka dib markii ciidamadeeda ay wax…
Nin hubaysan ayaa 8 qof ku dilay Labo Baar oo lagu cabo shiishada kuwasoo ku yaal magaaladda Hanua ee galbeedka…