Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa digreeto kasoo baxday xafiiskiisa waxa uu maanta ku dhawaaqay in la aasaasay sanduuqa horumarinta…
Waxaa saaka si wayn baraha bulshada u haystay muuqaal lagu taleefoonadda gacanta kaas oo muujinaya askari ka tirsan ciiidamada Booliska…
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku matala Puntland oo maanta shir jaraaid ku qabtay…
Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku suggan Degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa warbaahinta u soo bandhigay…
Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar xasan Albashiir oo hadda ku xiran xabsi ku yaal dalkaasi ayaa lagu soo oogay eedaymo…
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Madaxii Xukuumada Galmudug kana mid ah hogaanka culimadda Ahlu-Sunah Waljaamaca dhawaan sheegay in loo doortay Madaxweynaha…
Nin dhalinyaro oo u dhashay wadanka Kenya ayaa Xabsiga loo taxaabay ka dib markii uu facebooga ku soo qoray qoraal…
Xubnaha Labada gole ee dawlad goboleedka Jubbaland ee ku sugan gobolka Gedo ayaa war murtiyeed ay ka soo saareen kullan…
Farmaajo: “Beertii Xoriyadaay, Bara Caafimaadiyo, Guri Laysku Baantaay Baxsaney Hargeysaay kaa guddoomey baaqee!” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa…
Cabdiwali Cali Xasan (Abdiwali Online) oo ahaa wariye madax banaan ayaa lagu toogtay degmada Afgooye, Gobolka Shabeelaha Hoose Dad aan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho kuyeeshay kulan wada-tashi ku saabsan hannaanka Ilaalinta nabad galyada iyo…
Warqad rasmi ah oo ay Xukuumadda Somaliland u dirtay Wasaaradda arrimaha dibada ee Itoobiya ayay ku sheegtay inay ka soo…