Waxaa magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga maanta ka furmaya shirkii lixaad oo ay yeelanayaan xubnaha xisbiga talada haya dalkaasi…
Cayaaryahankii hore ee cayaarta cricket-ka Imran Khan ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Ra`iisul Wasaaraha dalka Pakistan, markii 20 sano kadib…
Deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe waxaa maanta ka soconya howlgalo balaaran oo ay wadaan ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya…
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng,Yariisoow) oo casho sharaf u sameeyey Guddiga qaban-qaabada Carwada Buugaagta…
Agaasimihii hore ee hay`ada macdanta Puntland haatanna ah siyaasiyiin ku midoobay Madasha [Puntland Focus Group] Ciise Maxamuud Faarax Dhoolawaa ayaa…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka ay ku sii jeeday Ciidamo uu wato Abaandulihii ciidamada xoogga dalka ee…
Eng cabdiraxmaan Cumar yariisow waxa uu tilmaamey in amniga caasimada uu marayo meel wanaagsan, intaa raaciyay in hadafkoodu uu yahay…
Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay Waddada Taleex oo ka mid ah jidadka ugu isticmaalka iyo mashquulka badan…
Ciidanka Puntland ayaa dib u qabsaday deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari, iyadoo aan wax dagaal ah ka aan…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay Dalka Jabuuti ayaa u…
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda federaalka Soomaaliya C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir ayaa magaalada Makkah Al Mukarama kula…
Wasiirka Arrimaha dibada JabuutiMaxamuud Cali Yuusuf ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigey Bartiisa Twitter-ka ku sheegay in xiriirka…