Wasiirka Gaadiidka ee dalka Yemen ayaa ku eedeeyey in dowlada Imaaraatiga ciidamadeeda xoog kula wareegeen Dekada laga dhoofiyo Gaaska Yemen…
Xildhibaan Adan Bare Ducale oo ah hogaamiyaha xildhibaanada xisbi xaakimka ee Baarlamaanka Kenya ayaa ku guuleystay inuu difaacdo guushiisii kursigiisa…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa isku shaandheyn ku sameysay Taliyayaasha Sare ee ciidamada kala duwan ee dalkaasi. Taliyihii Guud ee ciidamada Jeneraal…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo xalay la horkeenay inay codka u qaadaan laba mooshin oo iska soo horjeeda oo…
Warar soo gaaraya Horseed Media ayaa sheegaya in 13 ka tirsanaa dagaalyahanadii al-Shabaab ee lagu qabtey Suuj, Garmaal iyo weliba…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa FAO ee Soomaaliya Daniele Donati. Dr.…
Wafdiga ka socda Kuuriyada Waqooyi ee ku sugan Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay inay dowladooda diyaar u tahay inay wadahadal la…
Dowlada Nigeria ayaa Axadii shalay xaqiijisay in weli la la`a yahay in ka badan 100 gabdho ah oo ay kooxda…
Hogaamiyayaasha Masiixiyiinta ku nool dhulka Falastiin ayaa shaaciyey inay xireen kaniisadii ugu weyneyd ee ku taalay magaalada Qudus kadib markii…
Madaxweynaha Mexico Pena Nieto ayaa baajiyey safar uu ku tagi lahaa dalka Maraykanka kadib markii ay telefoonka ku murmeen Madaxweynaha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay Shir lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee…