Laba kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobey ayaa la diley mid kalena waa la afduubtey gudaha dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Kongo…
Saddex ka tirsan ciidanka Booliska dalka Iran ayaa lagu diley caasimadda dalkaas ee Tehraan, kadib markii ay isku dhaceen koox…
Shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabey taliyaasha hoggaaminaaya ciidanka Booliska, Nabadusgidda…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adam ayaa manta soo xiray Kalfadhigii afaraad ee baarlamaanka Koonfur Galbeed. Afhayeenka…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Cabdi Sheekh…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka furay magaalada Baydhabo shir looga hadlaayo xasilinta deeganaada maamul goboleedka Koonfur…
Waxaa maalintii labaad xiran suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha kadib markiii uu khilaaf soo kala dhexgalay ganacsatada gobolka Banaadir…
Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga Caalamka kaasi oo ka dhacay…
Maxkamada wadankaasi Nigeria ayaa xabsiga kasii deysay in ka badan 400 maxaabiis ah oo loo xiray inay kamid yihiin kooxda…
Raysalwasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki oo ka qeyb galay shalay shirka Amniga ee ka dhacay Munich ayaa difaacay sharciga cusub…
Rabbi ha u naxariistee waxaa magaalada Boosaaso maanta oo Isniin ah ku geeriyooday Cumar Ismaaciil Maxamed Sanweyne oo kamid aha…
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay waddamada ka soo kabanaya dagaalada iyo xasilooni darrada siyaasadeed, waxaa uuna dalku leeyahay kheyraad…