Doorashada Madaxweynaha Masar ee lagu wado inay dhacdo bisha soo socota ee Maarso ayaa waxaa gebi ahaan qaadacay inay ka…
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi iyo dowladiisa ayaa dadaal ugu jira sidii dib loogu furi lahaa wadahadalkii u dhaxeeyey…
Garsoore Abdiqawi Yusuf oo horey uga tirsanaa 15ka garsoore ee maxkamada Caalamiga ah ee dunnida ugu sareysa ayaa shalay loo…
Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar ku qaaday saldhiga bartamaha ee Magaalada Bosasaso, iyadoo weerarkaasi la sheegayo in uu ka dhashay khasaare.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka.…
Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa ka warbixiyey nin Itoobiyaan ah oo lagu dilay Magaalada Bosaso, dilkaasi oo uu geystay…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday eedeysanayaal loo heystay Qaraxii Zoobe ee…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Wakiilka gaarka ah ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan soo dhaweyn ah waxa uu Madaxtooyada ugu sameeyey Golaha Amniga…
Magaalada Bosaso ayaa markii ugu horeysay laga furay xarun ay wax ku bartaan dadka dhagoolayaasha ah oo aan fursad u…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyay…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad si heer sare ah…