Ra`iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa mdaah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee…
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo khudbadiisa Sanadlaha u jeediyey labada Aqalka ee Baarlamaanka Maraykanka (Kongerska) ayaa sheegay in sanadkii uu…
Maleeshiyaadka Koonfurta Yemen ee la baxay Southern Resistance Forces (SRF) ayaa shalay gelinkii danbe la wareegay saldhigii ugu muhiimsanaa ee…
Dowlada Sacuudiga ayaa xabsiga kasii deysay Amiiradii tujaarta ahaa ee la xiray labo bil kahor iyadoo la sheegay in dowlada…
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Jowhar oo ay kamid yihiin Xubnaha labada Guddi ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay shir looga hadlayay dood ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu…
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Caraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo ku-xigeenadiisa ayaa kulan isbarasho iyo xog-wareysi…
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa…
Waxaa weli ka socda qeybo kamid ah magaalada Cadan ee koonfurta dalka Yemen dagaal u dhaxeeya xoogaga gobalkaasi kasoo jeeda…
Mareykanka ayaa qaadey qayb ka mid ah sharciga mamnuucidda soogalootiga ee dhaqangashey bisha Oktoobar ee sanadkii hore. Xayiraaddan ayaa khuseysey…