Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xaflad si heer sare loo agaasimay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ay weheliyaan ku xigeenadiisa ayaa kormeer ku tagay Xarunta Dowladda Hoose…
Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Maamulka Jubbland ayaa laga qaaday Xasaanadda kadib markii lagu soo eedeeyey in uu ku lug…
Mudane Cabdi Maxamad Sabriye Wasiirka cCusub ee Arrimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo…
Hay`adda Culimada Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed ka saaray Colaadda Deegaanka Tukaraq kadib markii ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho, Kulankaasi oo…
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in habka ugu wanaagsan ee Soomaaliya xaaladeeda lagu dejin karo ay tahay hawlgalka…
Niman hubeysan ayaa weerar ku qaadey xerada tababarka ciidanka ee caasimadda dalka Afqaanistaan Kabuul. Shan askeri ayaa weerarka ku geeriyootay…
Doorashadii Madaxweynaha ee Dalka Finland waxaa ku guuleystey Suali Niinisto oo lixdii sano ee la soo dhaafey xilka hayey. Doorashada…
Ra`iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee…
Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka HirShabeelle ayaa waxaa ka dhacday doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.…