Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Degreeto ka soo baxday ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee…
Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wegdigiisa ayaa maanta oo Sabti ah ka duulay magaalada Boosaaso oo…
Midowga Afrika ayaa dalbadey in Donald Trump uu la noqdo eraygii foosha xumaa ee uu ugu yeeray dalal Afrikaan ah…
Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray guriga cusub ee shirkadda Golis isagoo…
Haweenka Sucuudi Caraabiya ayaa markii u horeysey ka qaybgalay oo u daawasho tegay ciyaar kubadda cagta oo u dhexeysey laba…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar-gaar…
Guddoomiyaha Maxkamadda Derajada kowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Dowladda Federaalku ay…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kiciyey xasaasiyad iyo caro aad u weyn kadib markii uu faalo ka bixiyey sharciga cusub…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Puntland, Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray xarunta ganacsiga ee Bosaso.…
Madaxwaynaha dawladda federaalka ah ee Soomaliya iyo Madaxwaynaha Puntland ayaa waxay degaanka Kala-Bayr ka dhagax-dhigeen wado isku xiri doonta magaalooyinka…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagey xarunta tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya ee ku taalo magaaladda Carmo.…
Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo habeenkii xalay ku hoyday magaalada Qardho ayaa si rasmi ah…