Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo habeenkii xalay ku hoyday magaalada Qardho ayaa si rasmi ah…
Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL ayaa biyo xireen ka dhagax-dhigtay togga Hoodaal oo kuyaala duleedka magaalada Garowe ee caasimada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa gelinki danbe ee Arbacada si rasmi ah u dhagax dhigay Jaamacadda Ummadda…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafuuda la socotay…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar . Wafdiga…
Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa kulan la yeeshay ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael…
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Avv Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa si wadajir xariga…
Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas Maxaweynaha Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii Maamulka Somaliland ku soo qaadeen Tukaraq, kadib markii uu shir…
Mudane Maxamad Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliyaayaa ayaa ka guddoomay Waaxda Arriamah Dibadda Mareykanka 6 gaari oo nooca…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudan e maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa hoolk shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe kula kulmay boqollaal…
Ilaa 48-qoys oo danyar ah ayaa ka faa`ideystay deeq lacageed oo uu dadkaasi ugu tala galay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee…
Isimada iyo duubabka dhaqanka ee Gobolka Nugaal ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…