Maalinti Isniinta waxay ku beegneyd Sideedii Janaayo, waxay ahayd afar sano guuradii doorashadii Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas. Sideeda…
Telefishinada dalka Turkiga ayaa bilaabay inay siidaayaan cod sir ah oo laga duubay sarkaal ka tirsan sirdoonka Masar oo warbaahinta…
Inta badan magaalooyinka dalka Sudan ayey kusii fidayaan mudaharaadyada looga soo horjeedo sicir bararka ku yimid maciishada daruuriga ah sida…
Dowlada Puntland ayaa sheegtay in hoos loo dhigay isu socodka gaadiidka dadweynaha ee adeegsada wadada isku xirta Laascaanood (Sool) iyo…
Dhulka lama degaanka Saxaraha Aljeeriya ayaa shalay lagu arkay baraf badan kadib isbedal ku yimid cimilada, dhulkan oo kamid ah…
Dallada ay ku mideysan yihiin ururada Rayidka ah ayaa Dowladda Federalka Soomaaliyaa ku eedeeyay in ay barakicineyso dadka saboolka ah…
Xafladda xarig jarka garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Puntland ayaa ka dhacday gudaha garoonka, iyadoo munaasabadda furitaanka garoonka Garowe si weyn…
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo iska horimaad u dhaxeeya ciidamada…
Xisbiyada Isbaheysiga Mucaaridka dalka Malaysia ayaa Axadii shalay u doortay Mahathir Mohamed inuu markale u tartamo xilka Raysalwasaaraha, Mahathir ayaa…
Raysalwasaarihii hore ee Masar Axmed Shafiq oo u tartamayey xilka Madaxweynaha ayaa shaaciyey inuu dib uga noqday Murashaxnimadiisa. Axmed Shafiq…
Dowlada Nigeria ayaa dalkeeda dib ugu soo celisay boqolaal tahriibayaal dalkaasi u dhashay oo muddo dheer ku xanibnaa wadanka Liibiya.…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si wadajir ah uga qayb galay…