Ciidamada badda ee Puntland PMPF ee ay taageerto dowladda Imaaraadka carabta ayaa maanta kala xirey waddooyinka Boosaaso. Ujeedka ciidankan loo…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Puntland Cabdi Siciid Faarax ayaa sheegay in doorashada guddomiyaha degmada Boosaaso ay ka horeyso…
Hay’adda Nabad Sugidda ee NISA ayaa sheegtey inay gacanta ku soo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed oo loo yaqaano (Taakeeye), kaas…
Jadwalka dhismaha maamulada degmooyinka ayaa maanta ku asteysneyd in loo dhiso magaalada Boosaaso. Boosaaso waxay leedahay 33 Xildhibaan oo ka…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga qeybgalay furitaanka shirka…
Waxaa maanta oo talaada ah lagu wadey in la dhiso maamulka degmada Boosaaso oo golihiisa deegaanku ka kooban yahay 33…
Maalintii shalay ee Axadda waxaa muran xooggan uu ka dhacay doorashadii golaha deegaanka ee degmada Waaciye gobolka Karkaar, taas oo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi, Kenya ayaa maalintii shalay oo Arbacada bilaabey in…
Maxkamada ciidamada Puntland ayaa Xukuno kala duwan ku riday koox ku eedeyneyd in ay ka tirsanyihiin Alshabaab. Saddexdan nin ayaa…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin a ka dhoofey magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, kadib…
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo khudbad ka jeediyey magaalada Boosaaso bilowgii sanadkan 2023 ayaa sheegay in uu ku faraxsanaa in…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Puntland Cabdi Faarax Siciid ayaa sheegay in dhismaha goloyaasha deegaanada ee Puntland uu maraayo meel…