Axmed Xuseen (Doonyaale) oo ka mid ah Siyaasiyiinta caanka ah ee Deegaanada Puntland ayaa ku geeriyooday Dalka India oo uu…
Gudigga ka hortagga Caabuqa dunidda kusii faafaya Covid-19 ee Puntland ayaa kulan ka dhacay Magaalada Boosaaso waxa uu dhaqaale dhan…
Guddiga doorashooyinka Kumeel gaar ah ee TPEC ayaa muddo labo bilood ku kordhiyay xiliga ay ururada ku soo buuxinayaan Shuruudaha…
Dowladda Puntland ayaa 30 Mishiin oo ah kuwa calafka xoolaha sameeya ah ku wareejisey qaar kamid ah xoola dhaqato beeraleyda…
Dowladda Puntland ayaa ka mahadcelisay Agab caafimaad oo loogu talagalay xakameynta iyo ka hortega cudurka coronavirus oo Imaraadku ugu deeqay.…
Wasaarada kalluumaysiga iyo Khyaraadka Puntland ayaa sheegtay inay wado qorshe cusub oo lagula dagaalamayo kalluumaysiga sharci darada ah. Wasiirka Kalluumaysiga…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa hadal u jeediyay shacabka Puntland ee Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay kulankii dhexmaray…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey…
Gelinkii hore ee Maanta waxaa Magaalada Gaalkaacayo Qarax nooca gawaarida lagu xiro ah lagula eegtay Masuul ka tirsan waaxda Canshuuraha…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni wixii isbedel ku sameeyay taliyayaashii ciidamadda Booliska ee goboladda Nugaal, Karkaari iyo Mudug. Madaxweynuhu wuxuu…
Guddiga ay dowladda Puntland u xilsaartay Maciishada iyo Maaliyadda ayaa waxay kulan la qaateen ganacsatada Bosaso iyo Garowe ee reer…
Dowlada Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay warar maalmahan la Isla dhexmarayay oo sheegayay in ninkii isku qarxiyay gaarigii…