Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Puntland » Page 122

Puntland

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland uu ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada.…

March 8, 2017 | by Abdirahman. A

Magaalada Bosaso oo laga xusay maalinta haweenka adduunka-Sawiro

Magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaalaya ayaa laga xusay maalinta haweenka adduunka oo maanta ku beegan, iyadoo munaasabad loogu dabaal degayey maalintaasi…

March 8, 2017 | by Abdirahman. A

Haweenka iyo doorka ay warbaahinta ku lee yihiin -DHEGAYSO

Dunida oo dhan maanta waxaa laga xusayaa maalinta haweenka adduunka, iyadoo xaflado loogu tala galay in lagu dhiirri geliyo kaalinta…

March 8, 2017 | by Abdirahman. A

Maxkamadda dambiyada culus ee Puntland oo xakuno kale duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda dambiyada culus ee Puntland-Soomaaliya ayaa la horkeenay eedeysanayaal ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ee ka dagaalama buuraha…

March 7, 2017 | by Abdirahman. A

Jaamacadda Badda Cas oo daah-furtay barnaamij loogu gurmanayo abaaraha Puntland-Sawiro

Maamulka Jaamacadda Badda Cas ayaa daah-furay barnaamij loogu gurmanayo abaaraha Puntland, barnaamiijkan ayaa daah-furkiisa waxaa ka soo qayb galay maamulka…

March 6, 2017 | by Abdirahman. A

Madaxweyne Gaas:Ma Dhacdo Qof Aan Dambi Gelin in Saxiixayga Lagu Dilo.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa markii u horraysay ka hadlay tacdiyo iyo jirdil la sheegay in lagu sameeyo…

March 5, 2017 | by Omar Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bari-Sawiro

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas la kulmay qaybaha kala duwan ee odayaasha dhaqanka Gobolka Bari, waxaana kulnakaasi ka…

March 5, 2017 | by Abdirahman. A

Afar qof oo ku dhaawacmay bam gacmeed lagu tuuray maxkadda magaalada Bosaso

Inta la ogyahay 4 qof oo mid ka mid ah uu shaqaale ka ahaa maxkamadda ayaa ku dhaaway kadib qarax…

March 4, 2017 | by Abdirahman. A

Bangiga Amal & Dalladda PEN oo tababar u qabtay maamulayaasha iyo macallimiinta xarumaha lagu xanaaneeyo carruurta-Sawiro

Bangiga Amal iyo Dalladda Waxbarashada ahliga ah ee (PEN); ayaa tababar u qabtay Maamulayaasha iyo Macalimiinta Xarumaha carruurta lagu barbaariyo…

March 4, 2017 | by Abdirahman. A

Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday guddoomiyaha hay`adda wadooyinka Puntland

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha hay`adda Wadooyinka Puntland (PHA) Maxamuud Cabdinuur Aadankadib markii…

March 4, 2017 | by Abdirahman. A

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dowladda Soomaaliya kala hadlay abaarta ka jirt Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland-Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamad…

March 4, 2017 | by Abdirahman. A

Bosaso: Ciidamo Ka Tirsan PMPF oo Tababar Loo soo Xiray-Sawiro / VIDEO

Magaaladda Bosaso waxaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo Tababar loogu soo xiray in ka badan 300 askari oo ka mid…

March 3, 2017 | by Omar Mohamed

Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Puntland oo xilka si rasmi ah ula wareegay-Sawiro

Agaaasimihii hore ee Madaxtooyada Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa xilka agaasimaha guud ee madaxtooyada ku waree jiyey gaasimaha cusub Mudane.…

March 2, 2017 | by Abdirahman. A

Puntland: Ma Habboon Tahay In Ciidamada Arrimo Siyaasadeed Loo Isticmaalo?

Todobaadkan qaar kamid ah ciidamada difaaca uga jirey gobolka Mudug ee uu hoggaamiyo Col. Jimcaale Takar ayaa gudaha u soo…

March 1, 2017 | by Horseed Staff

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho Kaga qayb galay Shir looga hadlayey Abaaraha.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey ayaa magaalada Muqdisho kaga qab galay shir looga hadlayey abaaraha baaxadaleh…

March 1, 2017 | by Abdirahman. A
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 120
  • Go to page 121
  • Go to page 122
  • Go to page 123
  • Go to page 124
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 139
  • Go to Next Page

About us | Contact us | Privacy Policy | ©2023 Horseed Media Ltd