Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Puntland » Page 123

Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dowladda Soomaaliya kala hadlay abaarta ka jirt Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Puntland-Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamad…

March 4, 2017 | by Abdirahman. A

Bosaso: Ciidamo Ka Tirsan PMPF oo Tababar Loo soo Xiray-Sawiro / VIDEO

Magaaladda Bosaso waxaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo Tababar loogu soo xiray in ka badan 300 askari oo ka mid…

March 3, 2017 | by Omar Mohamed

Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Puntland oo xilka si rasmi ah ula wareegay-Sawiro

Agaaasimihii hore ee Madaxtooyada Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa xilka agaasimaha guud ee madaxtooyada ku waree jiyey gaasimaha cusub Mudane.…

March 2, 2017 | by Abdirahman. A

Puntland: Ma Habboon Tahay In Ciidamada Arrimo Siyaasadeed Loo Isticmaalo?

Todobaadkan qaar kamid ah ciidamada difaaca uga jirey gobolka Mudug ee uu hoggaamiyo Col. Jimcaale Takar ayaa gudaha u soo…

March 1, 2017 | by Horseed Staff

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho Kaga qayb galay Shir looga hadlayey Abaaraha.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey ayaa magaalada Muqdisho kaga qab galay shir looga hadlayey abaaraha baaxadaleh…

March 1, 2017 | by Abdirahman. A

Dallada Punsaa oo Warsaxafadeed Ka Soo Saartay Xaaladda Puntland, Baaqna u Dirtay Dowladda.

Dalladda Daneeyayaaha aan Dowliga ahayn ee PUNSAA ayaa Warsaxafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay inay ka soo horjeedo in…

March 1, 2017 | by Omar Mohamed

Gaas: Eedaha iyo Dhaleecaynta Loo Jeedinayo Xukuumadayda Waa Xagxagasho Siyaasadeed

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa markii u horraysay ka hadlay dhaleecayn iyo eedaymo ay Xukuumadiisa u soo…

February 28, 2017 | by Omar Mohamed

Puntland: Ma Jirto Mushahar iyo Xuquuqo Ka Maqan Ciidamadda Dowladda (Warsaxafadeed)

Warsaxafadeed ka soo baxay Wasaaradda maaliyadda dowladda Puntland ayaa markii u horraysay waxaa faahfaahin lagaga bixiyay cabashooyinka la xiriira mushaharooyinka…

February 28, 2017 | by Omar Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo Furay Xarunta Kaydka shidaalka garoonka Bosaaso- VIDEO / Sawiro

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u daah-furay shirkadda shidaalka diyaaradaha ee DS aviation Fuel…

February 28, 2017 | by Abdirahman. A

Qardho:Odayaal ku baaqay ilaalinta nabad iyo amniga Puntland kana digay abuurista xaalado siyaasadeed xiligan. (Muuqaal)

Odayaasha iyo waxgaradka gobolka karkaar oo manta kulan isugu yimi magaalada Qardho ee xarunta gobolka ayaa waxa ay uga hadleen…

February 27, 2017 | by Abdirahman. A

Booliska Puntland oo ka hadlay xaladda magaalada Bosaso-Dhegayso

Taliska booliska Puntland iyo kan qeybta gobolka Bari oo si wada jir ah shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Bosaso ayey…

February 27, 2017 | by Abdirahman. A

Boosaaso: Dabley weerartey goob Boolisku ilaalo ka hayeen iyo khasaare ka dhacdey

Fiidnimadii caawa oo Axad ah ayaa dabley hubeysan weerar ku qaadeen jidgooyo ay dhigteen ciidanka Boolisku taas oo la dhigeyafka…

February 26, 2017 | by Horseed Staff

Ciidamo La Wareegay Xarunta Barlamaanka Puntland oo dib ugu noqday xarumahooda – VIDEO

Ciidamo ka tirsan dowladda Puntland ayaa maanta Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xiliaysan ka socon wax…

February 26, 2017 | by Omar Mohamed

Ciidanka ammaanka Puntland oo xabsiga dhigay nabadoon Xarago

Ciidanka ammaanka magaalada Bosaso ee Puntland-Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari. Nabadoonka…

February 25, 2017 | by Abdirahman. A

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland Oo Is Casilay iyo Mid kale oo La Magacaabay

Deeq Saleebaan Yuusuf oo muddo saddex Sanno ahaa Agaasimihii Guud ee Madaxtooyadda Puntland ayaa maanta shaaciyay inuu iscasilay, iyadoo isla…

February 25, 2017 | by Abdirahman. A
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 121
  • Go to page 122
  • Go to page 123
  • Go to page 124
  • Go to page 125
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 139
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd