Todobaadkii hore warbaahinta qaarkeed oo Horseed Media kamid tahay waxay daabacdey qoraal ka hadlaya Dawooyin dhacdey sanadkii 2015 oo loo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si…
Siyaasada Soomaaliya waa mid isbedal badan oo aan inta badan salka dhulka dhigin maadaama aysan jirin Xisbiyo lugu kala taageero…
Bangiga Amal ayaa wuxuu xaruntiisa dhexe ee ku taal magaalada Garoowe ku daahfurey mashruuca maalgelinta ganacsiga yaryar wajigiisa labaad, Mashruucaan…
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland, Soomaaliya ayaa shir saxaafadeed kaga jawaabtay Maraakiib muddooyinkii danbe ku xirneyd meel ku dhaw…
Maaulka Putland waxay si weyn ugu Hambalyeyneysaa Raisul wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Raisul Wasaare Xasan…
Kullankan oo ka qabsoomay xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Dawladda Puntland ayaa ahaa mid looga tashanayey Doorashada Hogaanka Rugta Ganacsiga…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa hay`adda Save the Children kala wareegtay saddex gaari oo loogu talagalay inay ka howlgalaan gobolka…
Waxaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa meel ku dhaw dekadda magaalada Bosaso maraakiib badan oo ah nooca jariiflayaasha. Tirada maraakiibtan…
Gudiga gurmadka abaaraha Puntland iyo Maamulka gobolka Bari oo mudo 4 maalmood ah ku howlanaa sidii biyo dhaamin loogu samayn…
Mac-hadka Cilmibaarista iyo Daraasaadka Siyaasadda ee Hayaan ayaa magaalada Boosaaso ku qabtey tababar ku saabsan isla-xisaabtanka, hufnanta iyo daah-furnaanta. Tababarka…
Dal kasta oo caalamkan kamid ah waxuu leeyahay waxyaabo ay kaga duwan yihiin kuwa kale, ha ahaato mid dhaqan, dhaqaale,…
Agaasimaha cusub ee hay’adda macdanta iyo batroolka Puntland Siciid Faarax Yare ayaa xilka si rasmi ah u kala wareegay agaasimihii…
Amal Bank ayaa xarun cusub oo hor leh ka furatay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland-Soomaaliya Xaruntan cusub…
In ka badan 58 arday oo ka qalin jabisay jaamacadda culuumta caafimaadka ee magaalada Bosaso -Sawiro
Jaamacadda culuumta caafimaadka ee magaalada Bosaso-Puntland Soomaaliya ayaa waxaa ka qalin jabiyey arday baratay caafimaadka, kuwaasi oo ku soo biiray…