Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, ayaa ku dhawaaqdey in la bilaabayo fariisinta goleyaasha deegaanka ee la soo…
Wasiirka warfaafinta iyo isgaarsiinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa saxaafadda kula hadley magaalada Garoowe. Wasiirka ayaa shegay in todobaadkii hore…
Ciyaarihii kubadda cagta ee gobolada Puntland ayaa lagu wadaa 01 September 2023 ay ka furmaan xarunta gobolka Mudug ee Gaalkacyo.…
Mar kale wadada isku xirta Qardho iyo Garoowe ayaa ka xiran tuulada Libaaxo oo qiyaastii 80km Waqooyi uga beegana caasimadda…
Shirkadda DP World ee Dubai ayaa sanadkan dhammayn doonta $366 milyan oo lagu ballaarinaayo dekedda Soomaaliya, sida ay qortey shabakadda…
Ciidamada Puntland ee wadadu u xirantahay oo bilaabey in ay ganacsatada ku soo rogaan lacag baad ah.
Ciidamo ka tirsan kuwa amniga ee Dowladda Puntland ayaa todobaadkan laba meelood ka xirtey wadadada laamiga ah iyaga oo ku…
Alle ha u naxariistee, Abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo shalay ku geeriyooday duqayn ay ciidamada Somaliland ka geysteen magaalada Laascaanod…
Madaxweynaha Punland Siciid Cabdllaahi Deni oo uu wehliyey waardiyiisa gaarka ah Cabdullaahi Farabaden (Dheere) ayaa maanta ka dhoofey garoonka diyaaradaha…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xeer ku magacaabey maanta oo Salaasa ah saddex xubnood oo ka mid…
Diyaaradaha aan Drone-ka ee Maraykanka ayaa duqeyn la beegsadey saldhig Malayshiyaadka al-Shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Buula Fuulaay ee gobolka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta oo sabti ah shir uga qayb-galay magaalada Qardho ayaa sheegay in xalka keliya…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo laba maalmood ku sugnaa magaalada Qardho ayaa maanta oo sabti ah shir la qaatey…