Koox hubaysan ayaa xalay fiidkii waxay toogasho ku dileen guddoomiyihii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari Jaamac Maxamud Khuurshe.…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, ka sagootiyey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed…
Ciidanka Booliiska gobolka bari oo kaashanaya ciidamada PSF ayaa sheegay inay fashiliyee qarax Miino oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo…
Madaxwyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Global Education Partnership Mr. Morten Sigragade…
Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degay Caasimadd Saldanada Cumaan ee Masqad, halkaasi oo si…
Gudoomiyaha Degmada Bandar-Bayla oo Maanta Magaalada Qardho kula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in burcad-badeedii ay isu bedeshay Jariiflayaal xaalufiyay Khayraadkii…
Magaalada Bosaso waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii iskaashiga maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Shirkan oo labo maalmood socday Waxaa…
Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa shalay soo gaaray Wasiiro iyo agaasimayaal ka socda Wasaaradaha waxbarashada ee maamul goboleedyada Galmudug,…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa Axmed Saciid Yuusuf u Magacaabay Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso. Halkaan ka akhriso…
Magaaladda Bosaso waxaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo shirka iskaashiga Maamulada Puntland iyo Jubbaland sida uu sheegay madaxweynaha Puntland…
Shirka Iskaashiga Dowlad goboleedka Jubbaland iyo Puntland ayaa ka furmey Madaxtooyada Boosaaso. Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa si wadajir…
Ilaa Sideed ruux oo ka kooban labo qoys ayaa Jimcihii shalay la dhigay isbitaalka magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, kadib…