Ciyaaro aad u xiisa badan oo ka tirsan tartanka 6-aad ee kubadda cagta gobolada Puntland ayaa galabta ka dhacay garoonka…
Waxaa galabta magaalada Boosaaso ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayey maalinta cirib tirka gudniinka fircooniga ah (FGM) oo loo…
Ciyaaro la oran karo waa kuwii ugu xiisaha badnaa tan iyo intii uu bilowday tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland…
Gudiga amniga gobolka Mudug ayaa maanta shir xasaasi ah oo ay albaabadu u xirnayen ku yeeshay xarunta gobolka Mudug ee…
Kulan balaaran oo ay ka soo qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa maanta ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta…
Gole dhalinyaro oo cusub ayaa dhowaan laga asaasay magaalada Stockholm ee caasimada dalka Sweden. Golahan dhalinyaro oo loo bixiyey golaha…
Gudoomiye xaafadeed ayaa caawa lagu diley magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Gudoomiyahan oo lagu magacaabi jirey Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle…
Ciyaaro aad u xiisa badan oo ka tirsan tartanka gobolada Puntland ayaa galabta ka dhacay garoonka kubadda cagta Mire Awaare…
Maamulka degmada Xaafuun iyo waxgaradka degmooyinka Laamiye iyo Baar-madow ayaa ku guuleystey in la sii daayo gaari ay shalay mileeshiyo…
Iyadoo magaalada Qardho bilihii ugu danbeeyey uu ka jirey hormar dhanka ganacsiga ah ayaa magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar…
Maalintii 5-aad waxaa garoonka Mire Awaare ee magaalada Garoowe ka soconaya tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland. Tartankan oo ah…
Bandhig xirfadeed dhowaan lagu qabtay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu soo bandhigay waxyaabo badan uu kamid ahaa…
Ciyaaro aad u xiisa badan oo ka tirsan tartanka gobolada Puntland ayaa shalay galab ka dhacay garoonka kubadda cagta magaalada…
Kooxo Burcad-badeed ah ayaa maanta ka afduubtay agagaarka deegaanka Baar-madow ee gobolka Karkaar gaari nooca raaxada ah oo ay wateen…
Waxaa maalintii 19-aad galay howlaha shidaal qodista ee laga wado dooxada Dharoor ee gobolka Bari. Siciid Faarax Yare oo ah…