Culumada Soomaaliyeed ee reer Puntland ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaaladda Garoowe waxay kaga dhawaaqeen inay gargaar lacageed…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in xukuumadiisa ay wajahayso waxa uu ugu yeeray cadow aan muuqaan oo doonayo…
Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan cunnada ayaa ka digtay duufaan ku soo wajahan gobolada woqooyi iyo kuwa bari ee Soomaaliya, mudddo…
Shir goordhow ay yeesheen madasha xisbiyada qaran, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo…
Xeer-Ilaalinta guud ee dowladda Puntland, ayaa dacwad ku soo oogtay xildhibaan Cawil Xassan Daad oo ka tirsan Golaha wakiilada Puntland.…
Wasiirka Arimaha Dibadda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Cabdifataax Caynab Wasiirkii hore ee Dastuurka iyo dimuqraadiyadda…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi oo maanta booqasho ku yimi Magaaladda Qardho ayaa Xariga ka jaray Dugsiga Tababarka Ciidamada…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Qardho ee…
Hay’ada Kaalo ayaa Magaalada Boosaaso ka furtay kulan wacyogelin ah oo ku saabsan ka hortaga tacadiyada ku salaysan jinsiga (…
Il-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay heshay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegaya in Madadaxwaynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni uu…
Ashkir Nuur ayaa Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Saciid Cabdilaahi Deni u magacaabay Wasiiru dawlaha wasaarada Warfaafinta Puntland, Ashkir oo ah…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa berri Safarkiisii labaad tan iyo Markii la doortay ku imaanaya Magaalada Qardho, Madaxweyne Deni…