Senator Maxamuud Mashruuc oo ka tirsan senatorada Puntland u matala aqalka sare ee Soomaaliya, ayaa sharci darro ku tilmaamay go’aan…
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Puntland ayaa lagu joojiyey in Xildhibaanada Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda…
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax saaka aroorti hore ka dhacay Waqooyiga magaaladda Galkacayo ee gobolka Mudug .Qaraxan…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo ka qeyb galay munaasabadii caleemo-saarka Madaxweynaha Jubaland ayaa sheegay in loo baahan yahay…
Wafdigii Wasiiradda ahaa ee ka socday DFS oo dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho ayaa Cadeeyay ineysan Puntland isku waafaqin Arimaha…
Dr Saciid Cabdilaahi Deni Madaxweynaha Puntland ayaa maanta u safraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel-gaarka ah Jubaland oo lagu waddo…
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal u magacaabay G/Dhexe Muumin Cabdi Shire oo horay u…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Boosaaso kulan muhiim ah kula Qaatay wefti ka socda UNSOM…
Gollaha wasiirkadda xukuumadda Puntland oo maanta shirka khamiis laha ah ku yeeshay Magaaladda Bosaso ayaa walaac ka muujiyay waxa ay…
Tifaftiraha warbaahinta Horseedmedia Cumar Siciid Maxamed ayaa wadanka Holland uga qaybgalay Tababar ku saabsan Sida loo soo Saaro barnaamijyada iyo…
Puntland waxay jirsatey 20 sano, muddada ay jirtey waa wakhti aad u dheer oo wax badan la qabtey wax badana…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Garowe oo uu asbuucii lasoo dhaafay u joogay…