Xubnaha cusub ee golaha deegaanka degmada Bosaso ayaa maanta xilkooda si rasmi ah loogu dhaariyey, dhaartaasi oo ka dhacday guriga…
Waxaa xilka iska casilay wasiir ku xigeenkii wasaaradda maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan, kadib markii uu shir jaraa’id uu ku…
Diiwaanka Musharixiinta doorashada Madaxweynaha Puntland 2019 waxaan todobaadkan ku soo qaadaneynaa siyaasi Siciid Cabdullaahi Maxamed (Siciid Dani), waxa aan ka…
Garowe (HM):- Duqa Caasimadda Puntland ee dhawaan la doortay Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa xilka degmadda si rasmi ah…
Xubno u tartamayey xubinnimada golaha deegaanka degmada Bosaaso oo kulan ku yeeshay magaalada Bosaso ayaa cabasho ka muujiyey shaacinta liiska…
Waxaa goordhow magaalada Boosaaso looga dhawaaqay liiska xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boosaaso kuwaasoo ka kooban 31 xubnood. Liiska xildhibaanada kamid…
Yaasmiin Saalax Cumar oo ah gudoomiyaha haweenka gobolka Gardafuu oo wareysi gaar ah siisay Horseed Media ayaa sheegtay in haweenka…
Sanad walba xiligan oo kale waxa jaamacadaha wadanka u dareera kumanaan arday ah, kuwaasi oo ka soo gudbay fasalada dugsiga…
Xili maalmihii lasoo dhaafay hawl galo lagu xaqiijinayo Amaanka magaalada boosaso ee xarunta gobalka ay ka wadeen Ciidamada amaanku laguna…
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa burcad u dhashay Koonfur Afrika ay dhac iyo boob u geysanayeen goobaha ganacsi ee ay leeyihiin…
Puntland ayaa bilaha soo aadan galaysa olole doorasho oo balaaran waxaana 14-kii bishan ee August ay xildhibaanada golaha wakiiladu mudeeyeen…
Dharaar timidba subaxeede, isbedelku waa sida dabaysha hadba dhinac kaaga imaan, waxaan ku noolnahay adduun isbedelkiisu uu ku socdo xawaaere…