Sare ukac xoogan ayaa waxaa laga dareemayaa qimaha Hilibka lagu iibiyo suuqyada MagaaladaBosaso ee xarunta gobolka Bari. Dadka iibiya Hilibka…
Drs. Faadumo Yaasiin Cismaan Keenadiid ayaa dhismaha Isbitaalka magaalada Qardho ku bixisey $6000, oo loogu tala galay in ay gasho…
Sare u kac xoogan oo dhinaca khudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqa weyn ee magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.…
Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Garowe ayaa gudoomiye waxa ay u doorteen Axmed Siciid Muuse (A.Barre) oo kamid ahaa musharaxiinta u…
Wareegii koowaad ee doorashada gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Garowe ayaa haatan ka bilaabatay hoolka shirarka ee PDRC . Codeynta xildhibaanada…
Garowe (HM):- Magaaladda Garoowe ee Xarunta Puntland waxaa saaka ka socday diyaar garowga loogu jiro doorashada Gudoomiyaha golaha degaanka ahna…
Qaybtii hore ee maqaalka Dr Cabdiweli Cali Gaas iyo damaciisa in mar kale dib loo doorto, waxaan ku soo qaadaney,…
Garowe (HM):- Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa mudo kasocday kulamo & Shirar kusabsan sidii loo xuli lahaa xubnaha kamid…
Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa maanta u fariistey Mooshin laga keenay shirkadda P&Ports ee mataanta la ah shirkadda weyn…
Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo maalmahan ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, ayaa waxaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweynaha…
Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaa xafiiska Madaxweynaha Puntland loo doortey sanadkii 2014, weli si rasmi ah uguma dhawaaqin in uu…
Kadib wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa lagu kala diray Golahii deegaanka Degmada Baran…