Howl gal balaaran ayaa ka socda magaalada Bosaso, kaasi oo ay fulinayaan ciidanka xoogga Puntland ee PSF. Howl galka ayaa…
Agaasimihii hore ee hay`ada macdanta Puntland haatanna ah siyaasiyiin ku midoobay Madasha [Puntland Focus Group] Ciise Maxamuud Faarax Dhoolawaa ayaa…
Ciidanka Puntland ayaa dib u qabsaday deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari, iyadoo aan wax dagaal ah ka aan…
Ciidanka difaaca Puntland ee PSF oo mudooyinkii dambe socdaalo howlgalo ka sameynayay deegaano kamid ah Puntland gaar ahaan gobolka Bari…
Kalfadhigii Golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta soo saarey lifaaqa doorashada 2019, waxaana ay wax ka beddeleen lifaaqii hore ee doortashada,…
Garowe (HM):- Gudiga kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa fadhiga golaha wakiiladda looga yeeray si ay uga warbixiyaan hanaanka…
Waddada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo ayaa gebi ahaanba burburtey, waxaana ay dhibaato xoog badan ku haysaa gadiidka iyo…
Dawladda Puntland waxay ka xun tahay xaalada amni ee ka aloosantay Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI) iyo isbadelada sababay…
Tan iyo markii ay soo baxeen xiisadaha colaadeed ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada waxaa cabsi xoog leh ay…
Markii dowladda Puntland ay kor u qaaday kaabayaasha dhaqaalaha Puntland, gaar ahaan dhinaca garoomada ayaa waxaa soo batay shirkadaha duulimaadyada…
Gudoomiye ku xigeenka Degmada Iskushuban Axmed Jaamac Aadan oo lasoo xariiray Horseed Media ayaa ka waramay xaaladda guud ee dagmada,…
Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo celisay xoolo ka dhoofay Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari waxaa xoolahaas Laga raray dekeda Bosaso…