Waxaa lugu soo gaba-gabeeyay Degmada Ufeyn nadwadii ugu horreysay ee degmada si rasmiya uga dhacda. Cinwaanka nadawada wuxuu ahaa “Toosnaanta”…
Ciidamnka Booliska gobolka Nugaal ayaa qabtey gar sidey raashin dhacay ama wakhtigii loogu tala galay dhaafey. Raashinka dhacay ayaa ka…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku Qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey Ku-Xigeenka Wakiilka…
Shanta bishii Febraayo ayey ahayd markii Doonida siday shixnado kale duwan ay kusoo caariday meel u dhow dekeda Bosaaso 11-cisho…
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Dalka, Shirkii…
Gudoomiyaha haweenka iyo arrimaha qoyska gobolka Gardafuu Yaasmiin Saalax Cumar oo wareysi gaar ah siisay Barnaamijka Ceebla, ee ka baxa…
Dadka qaba xanuunka loo yaqaan dhimirka ama waalida ayaa la sheegayaa in sanadihii la soo dhaafay si weyn ugu soo…
Dhismaha Dekedda macmalka ah ee magaalada Bosaso ayaa mareysa heer gebo-gebo ah waxaana la qorsheenayaa in maalinta berri ah ay…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka…
Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullahi Dawlad ayaa sheegay in isaga iyo Wefdi uu hogaaminayo ay magaalada Bosaso u yimaadeen arrimo…
Guddiga agaasinta Dalladda PUNSAA oo shirkoodii seddex bilood laha ahaa ku yeeshay Magaalada Garowe 10th ilaa 11 Febraayo, 2018 ayaa…
Isticmaalka gaadiidka yar-yar ee loo yaqaan dhikilooyinka waa gaadiidka ugu badan marka laga hadlayo gawaarida isaga kala gudba xaafadaha ee…