Waxaan weli is-faham laga gaarin xaaladda doorashada Puntland 2024 sida ay u ekaaneyso. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni waxa uu…
Urur Siyaasadeedka Sincad ee Puntland ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Puntland gaar ahaan arrimaha doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo tan…
Xukuumadda Puntland ayaa muddooyinkii danbe ku hawlaneyd diyaarinta xeerka doorashooyinka Puntland, kaas oo soo marey heerar kala duwan. Xeerkan ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir…
Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah magacii ka beddalay gobolka Gardafuu oo la asaasey sanadkii 2013, magaca…
Waxaan weli xal rasmi ah laga gaarin xiisaddii Puntland ee keentey dagaalkii 20 Juun ka dhacay magaalada Garoowe. Waxaa baaqdey…
Fadhigii Golaha wakiilada Puntland ee maanta Isniin ah waxaa lagu dhaariyey Xildhbaan cusub oo lagu magacaabo Yusuf Jaamac Yaasiin kaas…
Urur siyaasadeedka Mideeye oo ah ururka labaad ee ugu codadka badnaa doorashooyinkii ka dhacay Puntland ayaa si adag uga hor…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa shir-guddoomiyey shirka golaha wasiirada…
Siyaasiyiin uu kamid yahay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa maanta hor tegey maxkamadda sare ee…
Sida warar hordhac ah xaqiijinayaan wax yar ka hor salaadii subax ee maanta oo Arbaca ah ayaa qarax ka dhacay…
Waxaan muddo todobaad ah ku sugneyn magaalada Garoowe, si aanu qayb uga noqono xal u helida arrimaha ka taagan Puntland.…