Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxmad Cali Gaas ayaa Magacaabay guddiga xalinta cabashooyinka kadib Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxtooyada. Guddiga Xalinta…
Hay`adda Culimada Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed ka saaray Colaadda Deegaanka Tukaraq kadib markii ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho, Kulankaasi oo…
Ganacsade Maxamuud Khaliif Xasan (Eng. Jebiye) oo hadda ah musharax u taagan tartanka Madaxweynaha Puntland 2019 ayaa xaflad si heersare…
Taliska qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa warbaahinta u soo bandhigay Hub iyo Waxyaabaha Qarxa kadib markii ay shir saxaafadeed ku…
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdinuur Cilmi…
Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdinuur Cilmi Biindhe ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Waxaa warbaahinta u…
Madaxweynaha Puntland ayaa Magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland kadib wareegto ka soo baxday Xarunta Madaxtooyada. Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa…
Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Goldogob Cabdixamiid Warsame Cilmi ayaa lagu dilay inta u dhexeysay Degmada Buur-Saalax iyo Magaalada Gaalkacyo ee…
Xarunta Taliska Ciidanka ilaalada wadooyinka Bosaso ayaa habeen xalay ahayd lagu weeraray bamka nooca gacanta laga tuuro, kaasi oo geystay…
Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas ayaa caawa dib ugu laabtey magaalada Garoowe kadib markii uu booqasho ku tegay magaalada…
Kulan deg-deg ah oo wadatashi ayaa waxaa isugu yimid Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland, kaas oo looga hadley xaaladda colaadeed…
Wafdi ballaaran oo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur-Galbeed Shariif…