Jaamacadda Bariga Afrika faraca magaalada Bosaso ayaa waxaa ka qalin jabiyey arday, kuwaasi oo bartay kulyadaha kale duwan ee jaamacadda.…
Rag hubaysan ayaa saladii maqrib ka hor gaadmo ku dilay labo askari oo ka tirsan ciidamada nabad gelyada Puntland, toogashadaasi…
Wararka ka imaanaya deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ku dhexmaray deegaankaasi ciidamada…
Waxaa baraha internetka maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyey muuqaal laga duubay kufsi ay koox dhalinyaro ah u geysteen gabar da`a…
Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaadaahfuray mashruuca qorshaha naqshadaynta magaaladda, kaasi oo kor loogu qaadyo bilicda iyo qaabdhismeedka…
Degmada Qanala ee gobolka Bari ayaa waxaa ka dilaacay cuduro kale duwan oo saameyn ku yeeshay dadka. Cudurada ka dilaacay…
Shir ay soo qaban qaabisay Hay`ada Cilmi barista ee Hayaan ayaa looga hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa Wacyiga Cadaalada…
Ciyaaraha Horyaalka Puntland ee bishan la furay ayaa si habsamileh uga bilowday magaalooyinka waaweyn ee deegaanada Puntland. Horyaalkan oo ay…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u daah-furay biyo dhaanka wejiga labaad ee gurmadka abaaraha…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga madaxtooyada Dawladda Puntland ee magaalada Boosaaso…
Wasaaradda maaliyadda Puntland-Soomaaliya ayaa tababar ugu qabatay hotel Gacayte ee magaalada Bosaso shaqaalaha ka howla gala wasaaradda ee ku kala…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu hambalyeeyay guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka oo mar kale ay xildhibaanadu u doorteen…