Wareega u dambeeya oo ay isku soo hareen musharixiinta Axmed Cali Xaashi iyo Cabdixakiin Dhoobo Daareed, Waxaana ku guuleystay Gudoomiyha…
Waxaa maanta oo isniin ah dib loo furay hotel Gacayte ee magaalada Bosaso, kadib markii lagu soo kordhiyey dhismayaal cusub…
Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Xildhibaanada Puntland u doorteen madaxweyne ku xigeenka Puntland, waxaana uu ku guuleystey codad aad…
Qoraalkan oo ku qornaa luuqada Ingiriiska oo loo diray dowlada Ingiriiska ayaa looga hadlay kaalinta Puntland kasoo qaadatay dhismihii dowlada…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo gebagebeeyey safarkii uu ku joogey Xarunta Puntland ee Garowe. Shir dheer oo…
Waxaa meel fiican maraya hawlihii shidaal baarista ee mudada bil iyo barka ku dhow laga wadey dooxada Dharoor ee gobolka…
Waxaa maanta soo gaba gaboobey bandhig hiddaha iyo dhaqanka ahaa oo ay sameeyeen ardayda wax ka barta kuliyadaha kala duwan…
Hey`adda HADO oo ka mid ah NGOyada ka howlgala magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa ka hadashay sida ay…
Ciidamada ammaanka oo soo bandhigay gaari u rarnaa kooxda al-shabaab ee buuraha Golis [Codad+Sawiro]
Saldhigga dhexe ee Booliska degmada Boosaaso waxaa maanta lagu soo bandhigay gaari raashin iyo qalab u sidey kooxda al-shabaab ee…
Wafdi balaaran oo u hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Mudug ayaa soo gaba gabeyay socdaal iyo booqashooyooyin maalmo qaatay oo ay ku…
Waxaa gabo gabo ku dhow dayactir todobaadyadii u danbeeyey lagu wadey qaybo kamid ah jidka Laamiga ah ee dhex mara…
Magaalada Boosaaso waxaa maanta lagu soo bandhigay dhowr buug oo horumarinta ganacsiga iyo dhaqaalaha laga qoray. Buugtan oo 3 ah…