WAR SAXAAFADEED 20 February 2012 Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) ayaa…
Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Abdirahman Maxamed Faroole ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha Heathrow ee magaalada London Talaado 21-02-2012, waxaana safarkiisa…
Kooxo Burcad-badeed ah ayaa caawa weerar ku qaaday saldhigga dhexe ee Booliska degmada Gaalkacayo. Kooxahan oo iska hor imaad koobani…
Qaramada midoobey ayaa si weyn u soo dhaweysay qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga dhinacyada Soomalida ee Garoowe 2 Xoghayaha…
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa bilihii u danbeeyey ka socdey dadaalo ay waxgaradka bulshadu ku doonayaan in dhaqaale…
Ururada haweenka ee gobolka Bari ayaa soo dhoweeyey heshiiskii lagu gaaray shirkii dhowaan kusoo gaba gaboobey magaala-madaxda Puntland ee Garoowe.…
Xarunta caadimaadka Suweyn Clinic Center ayaa maanta soo bandhigtay adeegyo caafimaad oo ay ku soo kordhiyeen adeegyada caafimaadka ay u…
Ciidamo badan oo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira ayaa lagu soo waramayaa inay ka ruuqaansadeen degmada Doowlow ee gobolka Gedo,…
Nin meyd ah ayaa saaka aroortii lagu arkay duleedka degmada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Ninkan oo sida loo badinayo…
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaa shalay gelinkii danbe ka dhoofay wefdi Puntland ka socda oo uu horkacayo madaxweyne Cabdiraxmaan…
Waxaa Horseed Media soo gaarey bayaankii “Communiqu├®” ka soo baxay shirkii Garowe 2 ee looga hadlaayey mustaqbalka Dawladda Soomaaliyeed bisha…
Maamulka gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay go’aamadii ka soobaxay shirka wadatshiga Soomalida ee Garoowe 2 Gudoomiyaha gobolka Mudug maxamed Yuusuf…