Xaflad lagu xusayay dhalashadanabi maxamed ( SCW) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Xafladan aya waxay…
Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya waxaa gaarey wafdi ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Puntland,wefdigan oo ka kooban…
Meydad badan ayaa saaka lagu arkay xaafada Baraxley ee magaalada Gaalkacayo meel u dhow dhinaca Galmudug iyo dowlada Puntland ay…
Gudoomiyaha Rugta ganacsiga iyoWarshadaha Puntland Mudane, Maxamuud Xaaji Xayir Ibraahim oo booqasho rasmi ahkujooga dalka Cumaan ayaa halkaas kulamo kaladuwan…
Shalay waxaa garoonka Mire Awaare ka dhacay labo ciyaaradood oo aad u xiisan badan kuwaas oo kusoo idlaaday natiijooyin isku…
Xaafada Girible-Ubax ee magaalada Boosaaso waxaa laga furay Saldhig Boolis oo noqonaya kii ugu horeeyey ee xaafadaas iyo xaafadaha kale…
Tartanka 6-aad ee kubadda cagta Puntland oo shalay magaala-madxda Garoowe ka furmay ayaa maalintiisii labaad galay. Ciyaaraha galabta oo ah…
Ururka SYSA ayaa Maanta dood cilmiyeed ku aadan Tacadiyada jinsiga ee ay dumarku la kulmaan iyo faafitaanka cudurka HiV/AIDS-ka, ku…
Munaasabad balaaran oo lagu saxiixayey heshiiska dhisme lagu bilaabayo mid kamid ah wadooyinka magaalada Boosaaso ayaa maanta ka dhacday hoolka…
Magaala-madaxda Puntland ee Garoowe waxaa galabta ka furmay tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland. Munaasabadii tartankan lagu furayey ayaa waxaa…
Wasaarada gaadiidka badda, dekedaha, iyo la dagaalanka Burcad-badeeda ee Puntland ayaa maanta bilowday olole lagu burburinayo dhismayaasha qadiimka ah iyo…
Shil gaari oo ay dad badani ku dhinteen ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Goobta…