Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Puntland » Page 2

Puntland

Garowe: Hal qof oo ku dhintay israsaaseyn ka dhacday Barxada

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay israsaaseyn maanta ka dhacday Barxada bartmaha magaalada Garowe. Rasaastan ayaa la rumeysan yahay…

November 7, 2023 | by Horseed Staff

Roobab xoogleh oo ka da’ay Soomaaliya iyo caruur ku dhimatay Bander-Bayla

Guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa laga dareemayaa roobab xoogan oo dabeylo wata, deegaanada Puntland ayaa kamid ah goobaha roobabkan saameeyeen.…

November 2, 2023 | by Horseed Staff

Isimada Dhaqanka Puntland Oo Go’aamiyey In La Qabto Doorashadii 66da Xildhibaan

Isimadda Dhaqanka Puntland ee mudadan ku shirsanaa caasimadda Garoowe ayaa caawa go’aamo kasoo saaray xaaladda cakiran ee Puntland iyo khilaafka…

November 1, 2023 | by Dholayare

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka daah-furay bandhigga buugaagta Nugaal

 Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay bandhigga buugta ee Nugaal, kaas oo ay sanadkan kasoo…

November 1, 2023 | by Horseed Staff

Warbaahinta iyo Booliska Puntland Oo Ka Wada Hadlay La-dagaalanka Wararka Been-abuurka ah

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 01 Nofeembar Garowe ku qabtay kulanka wada-hadalka warbaahinta iyo Booliska kaasi oo lagu la-fagurayo…

November 1, 2023 | by Dholayare

Dallada Mucaaradka Puntland Oo Madaxweyne Deni Ku Eedeeyey Hurinta Colaad Cusub

Dallada Mucaaradka Puntland ayaa maanta war saxaafadeed kasoo saaray hadalkii uu shalay madaxweynaha Puntland Siciid Deni ka jeediyey xerada ciidamada…

October 30, 2023 | by Dholayare

Israa’iil Oo Duqaymo Culus Ka Geystay Marinka Qaza

Israa’iil ayaa mar kale subaxnimadii hore ee saaka ku qaadday duqeymo xooggan oo xagga cirka ah iyo madaafiicda Marinka Gaza,…

October 30, 2023 | by Dholayare

Puntland Oo Taageertay Xildhibaan Marwo Oo U Sharaxan Madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni asaga oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland, waxaa uu taageero…

October 26, 2023 | by Dholayare

Madaxweyne Deni oo furay Kalfadhiga 53-aad ee Baarlamaanka Puntland – Video

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 53-Aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa…

October 25, 2023 | by Horseed Staff

Isimada Dhaqanka Puntland Oo Shir Uga Furmay Magaalada Garoowe

Isimada dhaqanka Puntland oo uu hogaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa shir wadatashi ah uga furmay magaalada Garowe, waxayna doonayaan…

October 23, 2023 | by Dholayare

Boqor Burhaan “Madaxweynaha, xisbiyada iyo dhamaan mucaaradka waxaa la idiinka rabaa is-afgarad”.

Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo oo saaka kasoo safray magaalada dhaqanka ee Qardho ayaa lagu soo dhoweeyey…

October 22, 2023 | by Dholayare

Xisbiyada Sincad, Ifiye iyo Mustaqbal Oo Go’aamo Kasoo Saaray Doorashada Puntland

Xisbiyada Puntland ee Sincad, Ifiye iyo Mustaqbal oo go’aamo kasoo saaray doorashada khilaafku ka taagan yahay ee madaxtinimada Puntland 2024…

October 21, 2023 | by Dholayare
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Go to page 2
  • Go to page 3
  • Go to page 4
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 177
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd