Maalmihii u danbeeyey waxaa caasimadda Puntland ee Garoowe ka socdey dedaalo lagu xalinaayo ismari-waaga ka taagan doorashada Puntland ee loo…
Fadhigii Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland ee maanta oo Axad ah ayaa ka duwanaa kuwii hore, kadib markii fadhigii maalintii Khamiista…
Golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta oo Axad ah isugu yimid shirkoodi. Kadib markii maalintii Khamiista ee todobaadkii hore fadhigoodi…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah…
Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka dowlad gobaleedka…
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing ayaa kulan la yeelatay ururada Mucaaridka Puntland. Kulankan ka…
Axmed Faarax Mohamed oo ka mid ah Aqoonyahanka Puntland ayaa magaalada Qardho ku qabtay munaasabad qado-sharaf ah oo ku shaacinayay…
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay israsaaseyn maanta ka dhacday Barxada bartmaha magaalada Garowe. Rasaastan ayaa la rumeysan yahay…
Guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa laga dareemayaa roobab xoogan oo dabeylo wata, deegaanada Puntland ayaa kamid ah goobaha roobabkan saameeyeen.…
Isimadda Dhaqanka Puntland ee mudadan ku shirsanaa caasimadda Garoowe ayaa caawa go’aamo kasoo saaray xaaladda cakiran ee Puntland iyo khilaafka…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay bandhigga buugta ee Nugaal, kaas oo ay sanadkan kasoo…
Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 01 Nofeembar Garowe ku qabtay kulanka wada-hadalka warbaahinta iyo Booliska kaasi oo lagu la-fagurayo…