Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey…
Dallada mucaaradka Puntland, ayaa shaaciyay in aanay aqoonsanayn guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Puntland ee PEC, kuwaas oo madaxweyne Deni…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa jeediyey khudbad horey loo duubey oo socotey 24 daqiiqo. Madaxweynaha ayaa ka hadley…
Waxaa maanta la soo gebagebeeyey shirkii Mucaaradka Puntland, kaas oo ay ka so baxeen todoba qodob oo ay ka mid…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manata wareegto uu soo saarey ku magacaabey wasiirka Amniga dowladda Puntland, waxaana uu u…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddo 56 habeen ka maqnaa dalka ayaa maanta dib ugu soo laabtey Garoowe. Siciid…
Gen Asad Cismaan Cabdullaahi oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ugu miisaanka cuslus ayaa maanta khudbad uu ka jeediyey shirweynaha siyaasiyiinta…
Waxaa maanta oo Salaasa ah si rasmi ah uga furmey caasimadda Puntland ee Garoowe shirweynihii siyaasiyiinta mucaaradka ah iyo weliba…
Qore: Mohamed Abdiqafar Haji Hussein Xalaadda Puntland meel adag oo hubinti la’aan ah ayey maraysaa. Doorashadii Puntland waxaa ka haray…
Madaxweynaha Puntland ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu ka soo dego Puntland kadib safarkiisi ugu dheeraa intii uu xilka hayey…
Shirkii siyaasiyiinta mucaraadka ah iyo qaar kamid ah ururada siyaasadda ee mucaaradka ah ayaa maalinta Salaasada ee bari ka furmaaya…
Dhawaan waxa ka furmaaya xarunta Dowladda Puntland ee Garoowe shir ay isugu imaanayaan aqoonyahanka, siyaasiyiinta madaxa banaan, ururada siyaasadda qaarkood.…