Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta dhaariyey Xubnaha Guddiga diiwaangelinta Ururrada iyo axsaabta siyaasadda…
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxaa ka dhacay kulan u dhaxeeyay Madaxweyne Muuse Biixi oo wakiil ka ah Xisbiga Talada…
Maxkamadda Racfaanka ee Hargeysa ayaa saaka 2 sanno oo xabsi ah iyo 3 Milyan oo lacagta Somaliland ah ku xukuntay…
Ciidamada Somaliland ayaa xabsi ku yaala degmada Gabilay dhigay nin lagu magacaabo Aare Saleebaan Cowleed. Ninkaan ayaa baraha bulshada si…
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey xuska 18-ka May ayaa ka hadlay arrimo dhowor ah Sidoo kale…
Guddoomiyha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay doorashadii…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa manta Magaalada Hargeysa kulan kula qaatay Taliyaha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Jeneral…
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Maraykanka ayaa maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaaliland. Wafdigan ayaa kasoo kicitimay dhanka…
Somaliland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa ciidamada milatariga Somaliland,…
Allaha u naxariistee waxaa xalay bartamaha magaalada Hargeysa lagu toogtay Najmo Cabdullahi, xilli ay ku socdaaleysay bartamaha magaaladaas oo xarun…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu maanta soo saaray cafis ugu fidiyay Maxaabiis, kuwaas oo ku jira…
Waxaa xalay magaalada Hargeysa lagu qabtay kulan afur ah oo qaaraan loogu ururinayey masiibadii ka dhacday suuqa Waaheen ee ku…