Golaha wasiirada Soomaaliland oo maanta yeeshay fadhi aan caadi ahayn ayaa ka dooday heshiis ay wada yeesheen dowlada federaalka Soomaaliya…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo hawlo shaqo ugu baxay gobollada Galbeedka…
Golaha Guurtida Soomaaliland oo maanta kulamadoodii caadiga ahaa ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargeysa, waxay ka doodeen xeer doorashooyinka Soomaaliland iyo…
Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa soo qabtay labo qof oo diinta Kiristanka ku fidinayey gudaha Soomaaliland, kuwaas oo la sheegay inay…
War-saxafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibada ee maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in aysan Somaliland qayb ka ahayn oo…
Shirka toddobaadlaha ee Golaha xukuumadda wasiirrada ee Somaliland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta la…
Wasiirka warfaafinta Soomaaliland Saleebaan Yuusuf Koore ayaa sheegay in laga helay xanuunka safmareenka ah ee Coronavirus isagoo ku sugan magaalada…
Shirkadda DP world ee dalka Imaraadka Carabta ayaa sheegtay inay dhamaystireen dhismaha 400m oo lagu kordhiyay dekeda magaalada Berbera ee…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qayb-galay tukashada salaadda ciidal Adxada. Madaxweynaha oo…
Somaliland waxay ka soo baxdey dagaalo sokeeye ka hor shirkii Boorame ee dib loogu doortey Maxamed Ibrahim Cigaal rabbi ha…
Hoggaanka saddexda xisbi ee Soomaaliland ayaa maanta kala saxeexday heshiis rasmi ah oo ku saabsan qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee…
Dowlada Maraykanka ayaa soo dhoweysay xiriirka dhexmaray Soomaaliland iyo Taiwan. War qoraal ah oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee Xafiiska…