Dhoolatus Milateri oo uu hogaaminayo Mareykanka oo loogu magac daray “Justified Accord” ayaa maanta oo Isniin ah ka furmaya dalka…
Ciidamada Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa Sabtidii qaaday mowjado cusub oo duqeymo ah oo lala beegsaday 18 bartilmaameed ee Xuutiyiinta Yemen,…
Markab kuwa xamuulka ah ayaa looga tagay gacanka Cadmeed ka dib markii ay weerar ku qaadeen Xuutiyiinta Yemen, waxaana ka…
Ukraine ayaa sheegtay inay soo ridday diyaarad militari oo Ruushku leeyahay oo ah nooca A-50, taasoo ah tii labaad oo…
Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ay ka waddo degmada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza, kaddib marki la xaqiijiyay in Arbacadi shalay…
Maraykanka ayaa markii 4aad diidmada Qayaxan (Veto) uga hor-istaagay Golaha ammaanka in la ansixiyo baaqa xabbad joojinta oo ay soo…
Madaxweynaha Brazil Luiz Inacio Lula da Silva ayaa u yeeray safiirka dalkiisa u fadhiya Israa’iil Isniintii, saacado ka dib markii…
Hay’adda cunnada ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay maanta Talaada ah inay hakisay gargaarkii la gaarsiin jiray waqooyiga Qasa in kasta…
Ra’iisul wasaaraha Falastiin ayaa Axadii ku baaqay in Beesha Caalamka ka dhabeeyaan balanqaadkooda ah dhismaha iyo aqoonsiga dowlad Madax-banaan ee…
Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inaysan u hoggaansami doonin “amarrada” uga imaanaya Beesha Caalamka ee ku aadan inuusan weerarin…
Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi ayaa markale sheegay Sabtidii inaysan sinaba u aqbali doonin in Falastiiniyiinta ay Israel kasoo barakicisay dhulkooda…
3 ayaa ku dhintay, 4 kalena way ku dhaawacmeen weerar toogasho ah oo ka dhacay koonfurta Israa’iil. Waxaa korortay tirada…