Hogaamiyihii mucaaradka Ruushka Alexey Navalny ayaa geeriyooday, sida ay ku warantay warbaahinta dowladda, iyadoo soo xiganeysa waaxda xabsiyada, hogaamiyahaasi oo…
Ciidamada Israel ayaa weerar ku qaaday isbitaalka ugu weyn koonfurta Gaza ee Nasser, halkaasi oo ay sidoo kale ku jireen…
Ugu yaraan 2 askari oo ka tirsan ciidamada urur gobaleedka SADC ee dalalka Afrikada koonfureed ayaa ku dhintay weerar madaafiic…
Golaha Sare ee Dastuurka qaabilsan dalka Senegal ayaa laallay Go’aankii Madaxweynaha dalkaasi iyo Baarlamaanka ee dib loogu dhigay doorashada Madaxweynaha…
Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhintay 22 kalena way ku dhaawacmeen weerar ka dhacay magaalada Kansas xili ay socotay…
Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan oo safar ku tagay dalka Masar ayaa sheegay in wadankiisa sare u qaadi doono ganacsiga kala…
Raysalwasaaraha India Narendra Modi oo booqasho ku tagay dalka Imaaraatiga oo laga furay macbadka ugu weyn ee Hinduuga dalalka Barriga…
3 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay weerar ay Israa’iil ku qaaday garoonka diyaaradaha Nairab ee gobolka Xalab, sida…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Boqorka Jordan (Urdun), Boqor Cabdallah ayaa ka wadahadlay xaalada Gaza, xili ay socdaan dadaalo loogu…
Koonfur Afrika ayaa u diri doonta dalka DRC ciidamo gaaraya 2,900 oo askari, kuwaas oo ka qaybqaadashada ciidamada urur gobaleedka…
Xulka kubadda cagta ee qaranka Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika kadib markii finalka kaga adkaadeen 2-1 dhiggooda…
Meydadka saddex ka mid ah ciidamada Imaaraatka Carabta ayaa maanta oo Axad ah dib loogu celiyay Abu Dhabi, kadib weerarkii…