Koonfur Afrika ayaa u diri doonta dalka DRC ciidamo gaaraya 2,900 oo askari, kuwaas oo ka qaybqaadashada ciidamada urur gobaleedka…
Xulka kubadda cagta ee qaranka Ivory Coast ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika kadib markii finalka kaga adkaadeen 2-1 dhiggooda…
Meydadka saddex ka mid ah ciidamada Imaaraatka Carabta ayaa maanta oo Axad ah dib loogu celiyay Abu Dhabi, kadib weerarkii…
Xamaas ayaa uga digtay Israa’iil maanta oo Axad ah in weerar lagu qaado koonfurta Gaza ee Rafah, uu halis gelin…
Qatar oo xulka Jordan (Urdun) uga guuleysatay 3-1 ayaa noqotay waddankii shanaad ee taariikhda koobka Asia oo markale koobka qaada.…
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Finland ayaa sheegtey in ay si degdeg ah u baaraysasoo laabashada magangalyo-doonka ka imaanaya dhanka…
Israa’iil ayaa maanta oo Jimce ah duqeymo cirka ah ka geysatay koonfurta Gaza ee Rafah, halkaas oo in ka badan…
Matxaf ku yaal California ayaa khamiistii dib ugu celiyay hantidii laga dhacay Boqortooyada dalka Ghana ee Ashanti, hantidan oo la…
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay magacaabista taliyaha hay’adda sirdoonka Temesgen Tiruneh oo loo magacaabay ra’iisul wasaare…
Shacabka dalka Pakistan ayaa saaka oo khamiis ah u dareeray goobaha codbixinta, xili doorashada sanadkan ay hareeyeen cabsida dhanka amniga…
Mareykanka ayaa diyaarad drone ku duqeeyey fiidnimadii xalay gaari marayey koonfurta caasimada Ciraaq ee Baqdaad, gaarigaasi oo siday saraakiil sare…
Boqolaal kun oo shacab ah ayaa kusii qul qulaya magaalada Goma ee bariga dalka DRC, xili maleeshiyaada M23 deegaankaasi ku…