Dowlada Iran iyo hay’ada Nukliyeerka u qaabilsan Qaramada Midoobay IAEA ayaa heshiis ku gaaray in kormeerayaasha caalamiga ah ay tagi…
Maamulka Israel ayaa horjoogsaday Daawooyinka Talaalka Covid19 oo lagu waday in la geeyo magaalada Gaza, maamulka Xamaas ee Gaza ayaa…
Wasiirkii hore ee Isboortiga ee Jamhuuriyada Bartamaha Afrika ayaa Salaasadii maxkamadeyntiisa ka bilaabatay Maxkamada Caalamiga ah ee Danbiyada Dagaalada ICC…
Haweenayda lagu magacaabo Ngozi Okonjo-Iweala oo u dhalatay dalka Nigeria ayaa noqoneysa haweenaydii ugu horeysay iyo waliba qofkii ugu horeeyey oo…
Ugu yaraan hal qof oo heysta dhalashada Maraykanka ayaa ku dhintay duqeyn xalay lala beegsaday Madaarka magaalada Erbil ee ismaamulka…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay laga bilaabo sanadka 2024 aysan wax qandaraas ah siin doonin shirkaddaha Shisheeye ee aan fadhigooda hay’an…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdul Raxman Al Casumi ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga qaranka ee udhaxeeyay madaxda dowladda…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa la sheegay inay xalay weeraro ku qaadeen saldhigyo ku yaal nawaaxiga caasimada Siiriya ee Dimishiq.…
Dowlada Guinea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in cudurkan halista ah ka dilaacay dalkaasi kadib markii la helay 7…
Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Kongreeska ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay gudoomiye kuxigeenka guddi hoosaadka awoodda u…
Ciidamada Turkiga oo gudaha u galay waqooyiga dalka Ciraaq ayaa weerarkooda la beegsaday saldhigyada jamhada PKK ee kurdida. Dagaaladan oo…
Dowlada Maraykanka ayaa cunaqabateyntii ugu horeysay kusoo rogtay Taliska Militariga wadanka Myanmar oo xukunka ku qabsaday afgembiga xukuumadii la doortay.…