Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa u codeeyey xalay bilaabida kiiska loo heysto Madaxweynihii hore ee Donald Trump oo lagu…
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa loo doortay gudoomiye iyo gudoomiya ku xigeen cusub. Gudoomiyaha maxkamada ayaa waxaa…
Waxaa sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay sii xoogeysanaya mudaharaadka ay dhigayaan shacabka Myanmar oo kasoo horjeeda inqilaabkii militariga xukunka dib…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa shuruud uga dhigay qaadista cunaqabateynta saaran dalka Iran, in marka hore dowlada Tehran ay dib…
Kadib kulan deg deg ah oo qaatay muddo labo saac ah oo ay khadka internetka ku yeesheen 15ka wadan ee…
Maxkamada Mascow ayaa xabsi ku xukuntay hogaamiyaha mucaaridka Ruushka Alexey Navalny oo horey loogu eedeeyey arrimo la xariira musuq maasuq.…
Wasiirka Beeraha ee Sudan ayaa sheegay in dowladiisa ay kasoo horjeedo qorshaha Xukuumada Itoobiya ay ku dooneyso inay markale biyaha…
Wasiirka Arrimaha Dibada ee IRAN, Mohammad Javad Zarif ayaa sheegay in dhinacooda ay diyaar u yihiin inay dhaqan geliyaan heshiiskii Barnaamijka…
Hoogaamiyaha Myanmar Aung Suu Kyi iyo Madaxweynaha aan awooda lahayn ee dalkaas Win Myint iyo weliba xubno sare oo ka…
Dowlada China ayaa sheegtay in maamulka Taiwan haduu ku dhawaaqo madax-banaani rasmi ah ay la micno noqon doonto ku dhawaaqid…
Militariga Iran ayaa sheegay inay duqeyn doonaan magaalooyinka Tel Aviv iyo Haifa ee dhulka Israel maamusho, hadii militariga Israel isku…
Dalalka Turkiga iyo Giriiga oo bilihii lasoo dhaafay ka dhex taagneyd xiisad weyn oo la xariirta xaduudaha badda iyo khayraadka…