Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » World News » Page 163

World News

Golaha Aqalka sare oo soo saaray Qaraar ka dhan ah Heshiiska Qarniga ee Trump

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saaray Qaraar ka dhan ah heshiiska qarniga oo caasimada Qudus lagu…

January 29, 2020 | by Omar Mohamed

Tirada Dhimashada Fayraska shiinaha oo 100 Gaadhay iyo Ajaaniibta Oo Qaxaya

Iyadoo oo uu si xowli ah u sii fidayo fayriska halista ah ee ka dillaacay wadanka Shiinaha ayaa tirada dadka…

January 28, 2020 | by Horseed Staff

Fayruska Shiinaha ka dillaacay Oo Go'doomiyay 30 Milyan oo Qof

Dowladda Shiinaha ayaa qaaday tallaabooyin isxiga oo lagu xakamaynayo Fayras dhalilyay xanuun aan la aqoon oo ka dilaaacay wadankaasi iyadoo…

January 24, 2020 | by Horseed Staff

Kenya: Soomaali Looga shakiyay Argagixisnimo oo Maxkada La Horgeeyay

Maxkamada ku taal magaaladda Nairobi ayaa la horgeeyay 5 qof oo looga shakiyay inay diyaarinayeen weerar argagixiso o ay ka…

January 21, 2020 | by Horseed Staff

Malaysiya oo Dib U Celinaysa 150 Kunteenar oo Qashin Laga Keenay Wadamada Qaniga ah

Dowladda Malaysia ayaa sheegtay inay dib ugu celinayso 13 dal oo kuwa qaniga ah 150 Kunteenar oo lagu soo cabeeyay…

January 21, 2020 | by Horseed Staff

Heshiis Lagu Gaaray Shirka Arrimaha Liibiya ee Berlin

Shir Caalami ah ka dhacay Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa hoggaamiyayaasha Caalamku waxay ku heshiiyeen in la joojiyo saameynta…

January 20, 2020 | by Horseed Staff

USA: 60 Jir Askar Ku laayay Maraykanka kadibna Isgubay

Booliiska Hawaii ee dalka Maraykanka ayaa sheegay in nin hubaysan uu toogasho ku dilay labo askari oo booliiska ka tirsan,…

January 20, 2020 | by Horseed Staff

Isreal Oo Ka Carootay Diwaano Taariikhi ah oo Turkigu Ku Wareejinayo Falastiniyiinta

Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday inay ku wareejinayso maamulka Falastiniyiinta diwaano iyo Dukumiintiyo Taariikhi ah oo ay hayeen muddo 400…

January 18, 2020 | by Horseed Staff

14 Qof Oo lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Dalka Mali

Koox hubeysan oo mootooyin watay ayaa 14 qof ku dilay magaalada Siiba oo ku taal bartamaha wadanka Maalin ee Galbeedka…

January 17, 2020 | by Horseed Staff

Kenya: Macalimiin Dalbaday in Tababar iyo Hub ay Isku Difacaan la Siiyo

Ururka midowga macalintii Dugsiyada hoose/dhexe ee Kenya ayaa ka dalbaday dowladda Kenya inay tababar ciidan siiso islamarkaana hubayso macalimiinta ka…

January 16, 2020 | by Horseed Staff

Libya: Dowladda iyo General Haftar oo Xabad Joojin ku Heshiiyay

Dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Liibiya iyo kooxda uu hoggaamiyo Genereal Haftar ayaa ku heshiiyay xabad joojin si wadahadal lagu…

January 12, 2020 | by Horseed Staff

Iran oo Qiratay in ay soo riday diyaaradii kusoo dhacday Tehran.

Dawlada iran ayaa qiratay in ay soo riday diyaarad shacab oo bilawgii asbuucaan kusoo dhacday agagaagarka Garoonka diyaaradaha ee Magaalada…

January 11, 2020 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 161
  • Go to page 162
  • Go to page 163
  • Go to page 164
  • Go to page 165
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 206
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd