Ciidamada Israel oo aad u hubeysan oo iska dhigay shacab, dhakhaatiir iyo haween ayaa weerar kadis ah ku qaaday isbitaalka…
Kuuriyada Waqooyi ayaa qaaday tijaabadii saddexaad ee gantaaladeeda nooca loo yaqaan Kuruus (Cruise) Gantaalada, iyadoo hubkaasi ku ridday baddan, tijaabadan…
Duqeymaha Israa’iil ay ka geysatay Suuriya Isniintii ayaa lagu dilay 7 qof oo ay ku jiraan dagaalyahanno taageersan Iran. Rami…
Saddex askari oo Maraykan ah ayaa la dilay, tobaneeyo kalena waa la dhaawacay ka dib markii diyaarad Drone ah ay…
Niger, Mali iyo Burkina Faso ayaa Axaddii ku dhawaaqay inay isaga baxayaan ururka dhaqaalaha ee Galbeedka Afrika (ECOWAS), iyaga oo…
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa Qatar ka codsadey sii deynta dadka looga heysto Qaza, isagoo sheegay in Doxa looga…
Booliska Turkiga ayaa gacanta ku dhigay lix qof oo looga shakisan yahay argagixisada Daacish/ISIS oo ay baadi goobayeen booliska caalamiga…
Xiisadda u dhexeysa labada dal ayaa sare u kacday horraantii bishan, kadib duqeynmo ay labada dhinac is dhaafsadeen. Ka dib…
Xildhibaanadda laga soo doorto gobolka Minnesota ee ka tirsan Golaha Wakiillada Mareykanka, Ilhaan Cumar, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay…
Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ay ka waddo Qaza, xitaa iyadoo maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ay ku amartay inay qaado…
Mareykanka ayaa ansixiyay in Turkiga laga iibiyo diyaaradaha dagaalka F-16 kadib markii baarlamaanka Turkiga uu todobaadkan ansixiyay xubinnimada Sweden ee…
Dowlada Ugandha ayaa iska fogeysay go’aankii ay qaadatay Garsoore Sebutinde oo dalkaasi kasoo jeeda kana tirsan Maxkamada Adduunka ICJ oo…