Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden ayaa “ceeb” ku tilmaamay qaabka uu u dhaqmayo Madaxweynaha wakhtigiisa dhamaaday ee Donald…
Shirkada daawooyinka soo saarta ee Pfizer oo laga leeyahay Maraykanka ayaa sheegtay inay ku guuleysatay sameynta & tijaabinta Talaalka Covid19,…
Madaxweynaha wakhtiga ka dhamaaday ee Maraykanka Donald Trump ayaa goordhaweyd bartiisa twitter ku shaaciyey inuu xilka ka xayuubiyey Xoghayihii Gaashaandhiga…
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu oo kamid ahaa xulafada Trump oo 2dii maalmood ee…
Madaxweynihii hore ee Maraykanka George W Bush oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa kamid noqday hogaamiyayaasha faro ku tiriska ah…
Ciidamada Azerbaijan ayaa la sheegay in Axadii shalay ay gudaha u galeen magaalada Shusha oo ah magaalada labaad ee ugu…
Madaxweynaha maamulka Tigrayga ayaa sheegay in dhankooda diyaar u yihiin in Beesha Caalamka dhex dhexaadiso iyaga iyo Xukuumada Federaalka ee…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa kamid ah wadamada weli aan hambalyada u dirin Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden. Dowlada Sacuudiga…
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden iyo Kuxigeenkiisa Mrs.Kamala Harris oo soo jeediyey khudbadoodii ugu horeysay kadib guushoodii doorashada…
Warbaahinta Maraykanka ayaa bilaabay inay ku dhawaaqaan in Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Joe Biden uu ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha. Sida muuqata…
Barlamaanka Ethiopia ayaa maanta sabti ah meel mariyay qorshe uu watay Ra’isul wasaare Abiy Axmed oo maamul ku meel gaar…
Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka Joe Biden iyo kuxigeenkiisa Senator Harris oo shir jaraa’iid qabtay goordhaweyd ayaa sheegay inay cadahay cida…