Madaxweynaha France Emmanuel Macron ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalalka Midowga Yurub ay wax ka bedalaan illaalinta xaduudahooda…
Madaxweynaha Kosovo Hashim Thaci ayaa Khamiistii shalay xilka iska casilay kadib markii dacwad ka dhan ah loo gudbiyey Maxkamada Caalamiga…
Maamulka Tigray-ga Itoobiya ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan duulaanka uga imaanaya dowlada Abiy Ahmed oo ay sheegeen inay doonayaan…
Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Joe Biden ayaa cododka uu helay sii kordhayaan xili Madaxweyne Trump uu ku doodayo in la musuq…
Wasiirada Biyaha u qaabilsan dalalka Masar, Itoobiya iyo Sudan oo Arbacadii shalay shir ku yeeshay khadka internetka ayaa ku heshiin…
Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka Joe Biden oo hada ku horeeya tirinta cododka ayaa ku guuleystay labada gobal ee Wisconsin iyo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo goordhaweyd taageerayaashiisa kula hadlay Aqalka Cad ayaa sheegtay inuu isagu guul gaaray xili ay weli…
Waxaa la dhameystiray tirinta cododka kursiga Degmada 5aad ee gobalka Minnesota ee laga soo doorto Xildhibaanada Soomaaliyeed ee Ilhan Omar…
Wasaarada Arrimaha gudaha ee dalka Austria ayaa maanta faah faahin ka bixisay weerarkii xalay ka dhacay magaalada Vienna oo la…
Hogaamiyaha Xisbiga National Unity Party ayaa xabsiga loo taxaabay maanta kadib markii uu si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u…
Booliiska dalka Austria ayaa baaritaan ku wada weerar xalay ka dhacay caasimada dalkaasi ee Vienna, kadib markii ay rag hubeysan…
Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhintay weerar ay maleeshiyaad hubeysan ku qaadeen Jaamacada Kabul ee caasimada Afghanistaan subaxnimadii Isniinta.…