Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay dooni yar oo siday qaxooti kuwaasi oo kasoo baxay dalka France kuna sii…
Waxaa maanta oo Salaasa ah magaalada Dhaka ee caasimada Bangaladhesh ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo dowlada France…
Aqalka Sare ee Maraykanka ayaa xalay ansixiyey Garsooraha cusub ee uu Madaxweynaha Maraykanka u magacaabay Maxkamada sare ee dalkaasi. Haweenaydan…
Kumanaan kamid ah shacabka magaalada Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xalay dhigay banaanbaxyo rabshado wata oo ay uga soo horjeedaan…
In ka badan 25 qof ayaa ku dhimatay xiisada ka taagan dalka Guinea kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxweynaha…
Waxaa maanta markii sadexaad la isku dayayaa in la dhaqan geliyo xabad joojin si fursad loosiiyo wadahadalka labada dal ee…
Dowlada France ayaa walaac ka muujisay ololaha ka bilowday qaar kamid ah dalalka Islaamka ee caalamka oo lagu diidayo iibsiga…
Ciidamada Dowlada Afghanistan ayaa sheegay inay dileen mid kamid ah hogaamiyayaashii Al Qacida ee uu Maraykanka baadi-goobayey. Abu Muhsin al-Masri…
Madaxweynaha wadanka Poland Andrzej Duda ayaa noqonaya hogaamiyihii ugu danbeeyey ee uu haleelo cudurka Covid19, xili cudurkan uu asbuucyadii lasoo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shalay mar uu ka hadlayey heshiiska dhexmaray Sudan iyo Israel, ayuu soo hadal qaaday xiisadaha…
Shir jaraa’iid oo lagu qabtay Xafiiska Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu shaaciyey heshiiskan dhexmaray dowladaha Sudan iyo Israel. Dowlada…
Doodii ugu danbeysay ee murashaxiinta Madaxweynaha Maraykanka oo dhacday habeenimadii xalay oo Jimcaha soo galayey ayaa ahayd mid adag walow…