Doodii ugu danbeysay ee murashaxiinta Madaxweynaha Maraykanka oo dhacday habeenimadii xalay oo Jimcaha soo galayey ayaa ahayd mid adag walow…
Safaarada India ee Nairobi ayaa sheegtay inay ka shaqeenayso sidii xoriyadooda loo siin lahaa 33 muwaadin oo dalkaasi u dhashay…
Dowlada China ayaa sheegtay in go’aanka dowlada Maraykanka hubka uga iibineyso Taiwan ay si weyn u dhaawici doonto xiriirka Maraykanka…
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa bilaabay olole cusub oo looga soo horjeedo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump xili ay…
Dowlada Taiwan ayaa maxkamada soo taageysa nin u dhashay dalka Shiinaha oo loo heysto dilka Soomaali lagu tuhmay inay ahaayeen…
Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo Golahiisa wasiirada ayaa soodhaweyn diiran u sameeyey wafdigii ugu horeeyey ee ka socda Dowlada Imaaraatiga…
Ciidamada Booliiska magaalada Lagos ee dalka Najeeriya ayaa xalay awood u adeegsaday kumanaan shacab ah oo mudaharaad ka waday magaalada…
In ka badan 900 maxbuus ayaa la sheegay inay saaka oo Salaasa ah xabsiga ka baxsadeen kadib markii ay weerar…
Dowlada Faransiiska ayaa wada olole ka dhan ah dadka ay ku tilmaamtay kooxaha xagjirka ah ee ku nool wadankooda, waxaana…
Wasaarada Difaaca Japan ayaa sheegtay inay ka qeyb qaadaneyso dhoolatuska bishan Oktoober ay ciidamadooda iyo kuwa Midowga Yurub ku sameenayeen…
Wasiirka Arrimaha gudaha ee Faransiiska ayaa ururo islaami ah ee ka jira wadankaasi ku eedeeyey inay ku lug lahaayeen dilka…
Wakaaladda wararka rasmiga ah ee dalka Suudaan ayaa sheegtay in dacwad oogayaasha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada uu yimid caasimada…