Dadka dalka Guinea ayaa maanta oo Axad ah u dareeray in ay codkooda ku doortaan Madaxweyne doorashadan ayaa la filayaa…
Maalintii Shalay oo keliya, 10,000 kiis oo cusub oo Fyaraska Koroona ah ayaa laga diiwaan geliyey dalka Talyaaniga taas oo…
Nin la sheegay in uu ahaa Macalin ayaa dhintay kadib markii madaxa looga jaray banaanka magaalada Paris ee xarunta dalka…
Shirkii heerkiisu sareeyey ee Wasiirada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ay todobaadkan ku yeesheen magaalada Luxemburg ayaa looga shakisan yahay…
Midowga Yurub wuxuu maanta oo Khamiis ah cunaqabateyn saaray lix muwaadin oo Ruush ah, oo dhammaantood xiriir la leh Aqalka…
Dalka Yemen waxaa ka dhacaya labada maalmood ee soo socda isdhaafsiga maxaabiistii ugu badneyd. Boqolaal maxaabiis ah ayaa lagu sii…
Madaxweynaha Kyrgyzstan Sooronbai Jeenbekov ayaa xilka baneeyay kadib toban maalmood oo rabshado ay socdeen oo ka dhashey doorashadii muranka dhalisay…
Mid ka mid ah wiilasha uu dhalay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baaritaan ka dib laga helay cudurka Coronavirus. Marwada…
Kooxda Xuutiyiinta ee ka taliya inta badan wadanka Yemen ayaa sii daayay labo oo u dhashay wadanka Maraykanka kadib markii…
Waxaa maanta oo Arbaca ah markii ugu horeysay kulan fool ka fool ah yeelanaya Israel iyo Lubnaan oo ka wadahadli…
Dalalka galbeedka Yurub oo uu markale si xoogleh ugu faafay cudurka coronavirus ayaa maanta ka shiraya go’aano cusub oo ay…
Shirkada daawooyinka soo saarta ee Johnson & Johnson ayaa Isniintii shalay sheegtay inay hakisay ama joojisay si kumeel gaar ah…