Waxaa weli socda dagaalkii Axadii shalay dib uga dhex bilowday dalalka jaarka ah ee Azerbaijan iyo Armenia, dagaalkan oo daba…
Dowlada Yemen iyo Kooxda Shiicada ah ee Xuuthiyiinta ayaa markii ugu horeysay wada saxiixday heshiis ay Maxaabiista dagaalka isku dhaafsanayaan.…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Garsooraha Maxkamada Sare Haweenayda Amy Coney Barrett oo bedali doonta…
Waxaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay inuu xilka iska-casilay Raysalwasaaraha magacaaban ee dalka Lubnaan Mustafa Adib kadib markii uu…
Xafiiska Boqortooyada Malaysia ayaa maanta oo Jimce ah shaaciyey in Boqor Sultan Abdullah isbitaalka la dhigay, xili xiisad siyaasadeed ka…
Col. Bah Ndaw oo todobaadkan loo magacaabay Madaxweynaha kumeel gaarka ah dalka Mali ayaa lagu wadaa in maanta xilka loo…
Hogaamiyaha Kuuriya Waqooyi ayaa maanta oo Jimce ah markii ugu horeysay raali gelin ka bixiyey dilkii ay ciidamadiisa u geysteen…
Labada xisbi ee ugu weyn ee ka jira Falastiin ayaa ku heshiiyey xiliga la qaban doono doorashadii ugu horeysay ee…
Safiirka Maraykanka u fadhiya Isreal David Friedman ayaa u sheegay wargayska Jerusalam in Imaaritigu ay muddo lix ama todobo sanno…
Ujeedada ugu weyn ee siyaasadda sharciga cusub ee Midowga Yurub ee soogalootiga lagula dhaqmaayo ayaa ah, in hoos loo dhigo…
Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani ayaa khudbadiisa sanadkan ee Shirweynaha Qaramada Midoobay uga digay Beesha Caalamka daan-daansiga ay wado dowlada Maraykanka.…
Madaxweynaha France Emmanuel Macron oo kamid ahaa hogaamiyayaasha Caalamka ee khudbadahooda Salaasadii shalay kasoo jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobay ayaa Beesha…