Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo isaguna khudbadiisa ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobay ayaa ka gaabsaday inuu u jawaabo cambaareynta bilihii…
Madaxweynaha Marayanka Donald Trump oo khudbadiisa kasoo jeediyey Shirweynaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si gaar ah…
Qaraxan ayaa ka dhacay tuulada Cayn-Qaan oo 50km dhinaca Koonfureed ka xigta caasimada dalka Lubnaan ee Beyruut. Goobta uu qaraxan…
Madaxweynaha Maxkamada Caalamiga ah Cabdiqawi Yusuf ayaa khudbadiisa oo lasoo duubay laga shiday Shirweynaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada…
Waxaa maanta oo Salaasa ah bilowday shirweynaha Golaha Loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay (General Assembly), waxaana shirkan si weyn…
Hal qof ayaa loo qabtey kaas oo la aaminsan yahay in uu warqad sunta dilaaga ah ee Ricin u direy…
Sida uu shaaciyey Telefishanka dalka Sweden ku dhowaad afartii qof ee ka shaqeeynayey Isbitaalka Danderyd ee daryeela bukaanada qaba xanuunka…
Xukuumada Lukashenko ayaa xirtay xuduudaheeda galbeed iyadoo sheegtay inay ka horgateygso farogelinta uga imaaneysa dalalka reer Galbeedka. Xuduuda Belarus la…
Wasaarada Difaaca China ayaa sheegtay in maanta oo Jimce ah dhoolatus militari ka bilaabayso nawaaxiga Jasiirada Taiwan oo ay sheegato,…
Alexei Navalny oo ahaa mucaaridka Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa la sumeeyey dhamaadkii bishii Agoosto xili uu ku sugnaa gobolka Saybeeriye.…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa habeenimadii Arbacada duqeeyey marinka Qasa ee dhulka Falastiiniyiinta, taas oo sababtey khasaaro weyn sida ay…
Maalintii Salaasada ee shalay waxaa aqalka cad ee looga taliyo Maraykanka heshiis kuwada saxiixday madaxda Imaaraatiga, Baxreyn iyo Israel Heshiiskan…